Eey u muuqaal eg Libaax oo dad badan ka yaabsaday & Ciidamada Booliiska oo la wacay (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

Saturday, January 12, 20130 comments

Dad ku nool magaalada Virginia ee dalka Mareeykanka ayaa Ciidamada Booliiska gobolkaas waxa ay ku war galiyeen in ay indhahooda ku arkeen Libaax magaalada dhex ordaya balse Ciidamadii Booliiska ahaa ayaa markii ay yimaadeen goobtii waxa uu noqday Libaaxii la sheegayaa Eey.
Eeygaan oo lagu magacaabo Labradoodle Charles waxa uu qaab ahaan u eg yahay Libaax wuxuuna noqday maalmahaan dambe midka ugu hadal heeynta badnaa dhanka Telefishinada Caalamka.

Ninka iska leh Eeygaan u muuqaalka eg Libaaxa waxaa lagu magacaabaa Daniel Painter wuxuuna Lacag kaga dhergay Saxaafada oo wareeysiyo kala duwan ka qaaday. Waa markii ugu horeeysay inta Taariikhda la og yahay oo la arko Eey u muuqaal eg Libaax waliba cabsi galiya dadka maraya dariiqa.

Qaar ka tirsan Saxaafada ayaa qortay in laga yaabo in Meni Libaax ay ku jirto Eeygaan halka qaar kale ay shaaciyeen in Eeygaan qaabka timaha loogu jaray ay soo dadajisay in uu si weeyn ugu ekaado Libaax. 









Xigasho Allbanaadir
___________________________________
Xafiiska Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. gubtanews - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog