Maxaad kala socotaa Habeen Cabsida Wiilka iyo Calaacalka Gabadha

Monday, April 8, 20130 comments

Badnaa Habeenka koowaad ee Aqal galka waa mid labada dhinacba Cabsi ay soo wajahdo si walbeey iskula soo haasaawi jireen waana kuwa si murugsan ku dhameysta Saacadaha Soo kicista ka dhiman.

Hadaba Cabsida wiilka habeenka aqalka waa wal wal kala duwan haba ugu badnaato isagoo ka baqanaya Qanaaco la’aan ka timaad Xabuubtiisa cusub & Sharafta raganimadiisa oo wax soo gaarto.

Sidoo kale gabadhu waxa ay aad ula fajacsantahay Lanoolaan shaha waji ku cusub iyadoona soo baneeysay Guri ay kusoo dhaqan fahantay iyo Aduunyo is daba taal timidna God mugdi ah oo aysan garaneen waxa ay kala kulmi lahyd.
Mar walbo Akhristoow ku dadaal inaad naftaada kalsooni siiso si aad u hesho kalsooni buuxda , haka baqanin inaad guul iyo Guul daro midkood la kulantaa waa waxa aad u nooshahay.

Lamaantaada cusub sii Farxad ka timaada qalbigaaga ugu dadaal dhoola cadeynta marnaba ha dareensiin inaad nin wax doon ah tahay.

Ha moodin in Gabadhu kaliyah kaa mudantahay soo dhaweynta iyo dabacsanaanta ee Carmalkuba waa lamid ah mudadii ay soo nooleed ha moodin ineey ilbaxnimo siyaado ah soo kororsatay waa lamide u dhimri.









___________________________________
Xafiiska Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. gubtanews - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog