Daawo Video Somalida Norwey oo si xun ula dhaqmay fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdiqaadir juba

Monday, March 3, 20140 comments

Somalida Norwey oo si xun ula dhaqmay fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdiqaadir juba, kadib markii ay kula dhaqmeen anshax xumo tii ugu darneyd iyo kala faquuq dhanka qabyaalada ah, Fanaanka oo aad u carooday ayaana caro kala dul dhacay dadkii asagoona codkiisi laga dareemaayo oohin ayuu yiri, weligay intaan noolaa tanoo kale ma arkin, masraxana waan idin kaga degay ee macsalama. 









___________________________________
Xafiiska Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. gubtanews - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog